Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ganacsatada mootooyinka ee Busia oo ku muransan lacag la siiyay

DHAGEYSO:Ganacsatada mootooyinka ee Busia oo ku muransan lacag la siiyay

Waxaa uu muran ka dhex taagan yahay wadayaasha mootooyinka iyo dadka ku shaqeysta baskillada ee ismaamulka Busia.
Labada dhinac ayaa eedeymo isku jeedinaya waxayna sheegayaan in ilaa iyo hadda aysan ku heshiin qaabka loo qaybsanaya hal milyan oo shilin oo uu ugu deeqay madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto.
Shakhsiyaadka howlaha ganacsiga u adeegsado baskiliga ayaa wadayaasha mootooyinka ku eedeynaya in ay gacan bidixeynayaan

Guddoomiyaha ururka mootooleyda Busia Eric Magoha ayaa dhankiisa iska fogeeyay eedeymaha loo jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments