DHAGEYSO:Dubat Cali camey oo ku baaqay in la caawiyo hooyo danyar ah oo xanuunsan

0
264

Guddoomiyaha golaha suuq geynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa bulshada ka codsaday inay u gargaaraan Ubax Cabdullahi Nuur oo ah hooyo danyar oo haysato sagaal carruur ah sidoo kalena xanuunsan.

Si Ubax loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0726065172.