Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha oo baaq u diray siyaasiyiinta

Madaxweynaha oo baaq u diray siyaasiyiinta

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa hoggaamiyaasha siyaasadeed ugu baaqay in ay shacabka u noqdaan tusaale wanaagsan oo ayna raacaan talooyinka caafimaad iyo amarrada dowladda ee lagu xakameynayo faafitaanka cudurka COVID-19.
Arrinkan ayuu shaaca ka qaaday ka dib kulan wada tashi ah oo uu la yeeshay madaxda siyaasadeed ee dalka.
Waxaa shirka ka qayb galay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin hoggaamiyaasha xisbiyada ODM, ANC ,KANU, Ford-Kenya, NARC iyo Wiper.
Madaxda ayaa walaac ka muujiyay kiisaska cudurka ee ku sii kordhaya wadanka iyo in aynan bukaanada ku filnayn sariiraha yaalla qaybaha daryeelka degdegga ee ICU-da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments