Qaar ka mid ah wakiillada laga soo doortay deegaannada hoose ee deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa ka hadlay cudurka daacuunka ee halkaasi ka dillaacay iyo muhiimadda ay leedahay in bulshada ay ku dadaasho nadaafadda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiillada Dadaab oo ka hadlay cudurka daacuunka ee halkaasi ka dillaacay




