DHAGEYSO:Natiijada imtixaanaadka dugsiyada islaamiga oo looga dhawaaqay Mombasa

0
289

Waxaa ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta lagu shaaciyay natiijada imtixaanaadka madaariista islaamiga ah iyadoo kaalinta koowaad ay gashay gabadh ka soo jeedo Wajeer.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.