Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenyaanka oo qaatay 1.8 bilyan oo amaah ah

Kenyaanka oo qaatay 1.8 bilyan oo amaah ah

Wasaaradda horumarinta iskaashatooyinka iyo ganacsiyada yaryar ee dalka ayaa warbixinteedi ugu dambeysay ku sheegtay in kenyaanka ay sanduuqa Hustler Fund ka daynsadeen lacag dhan 1.853 bilyan oo shilin.
Waxaa ilaa iyo hadda barnaamijkan iska diiwaangeliyay in ka badan 6 milyan oo qof.
Wasiirka horumarinta iskaashatooyinka , Simon Chelugui ayaa sheegay in dadweynaha ay la dhaceen nidaamka dowladda dhexe ay dhanka dhaqaalaha uga taageerayso ganacsiyada yaryar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments