Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kiisaska cudurka AIDS-ka ee dalka oo kordhay boqolkiiba 7. 3

Kiisaska cudurka AIDS-ka ee dalka oo kordhay boqolkiiba 7. 3

Iyadoo shalay caalamka laga xusay maalinta adduunka ee cudurka AIDS-ka ayaa warbixin la soo saaray waxay muujinaysa in kiisaska cudurkan ee gudaha wadanka inay kordheen boqolkiiba 7.3.
Marka la eego jinsiyadda , sida uu haweenka u saameeyay xanuunka ayaa ah boqolkiiba 66.7 halka ragga ay yihiin boqolkiiba 33.3 .
Sanadkii hore waxaa gudaha Kenya laga diiwaangeliyay xaaladaha cusub ee AIDS-ka oo gaaraya 34,540 sida laga soo xigtay golaha qaran ee xakameynta faafidda cudurkan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments