18 qof oo loo maxkamadeynaya weerar 2016 ka dhacay Ivory Coast

0
250

Waxaa maanta dalka Ivory Coast dacwad ku wajahaya 18 qof oo loo haysto weerar argagixiso oo dhacay sanadkii 2016-kii.
Weerarkaasi ayaa lagu bartilmaameedsaday xeeb loo dalxiis tago waxaana ku dhintay 19 qof.
Mas’uuliyadda falkaasi ayaa waxaa isla maalinkiiba sheegatay kooxda Al-Qaacida garabkeeda Waqooyiga Afrika ee (AQIM).