DHAGEYSO:Dhaqanka Soomaalida oo lagu soo bandhigay Mombasa

0
415

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta lagu qabtay bandhigga loo yaqaano Fiiri Festival oo lagu muujinayay dhaqanka bulshada soomaaliyeed.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.