DHAGEYSO:Islamic Relief oo 3 milyan siisay iskaashatooyinka Wajeer

0
330

Ha’yadda Islamic Relief ayaa lacag dhan 3 milyan oo shilin ku wareejisay iskaashatooyinka bariga iyo koonfurta ismaamulka Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.