DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo lagu bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah daroogada Mombasa

0
177

Koox u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada gobolka Xeebta oo loo yaqaano Amkeni Coast Movement ayaa kulan ay yeelatay waxay madaxweynaha dalka William Ruto ku bogaadisay amarka uu bixiyay ee ah in si wayn loola dagaallamo ka ganacsiga iyo isticmaalka maandooriyaha ee gudaha ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here