Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo doonaysa in 5 milyan oo qof laga diiwaangeliyo NHIF

Dowladda oo doonaysa in 5 milyan oo qof laga diiwaangeliyo NHIF

Dowladda dhexe ayaa bartilmaameedsanaysa ilaa 5 milyan oo qof oo danyar ah si looga diiwaangeliyo hannaanka caymiska qaran ee caafimaadka ee NHIF.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua.
Waxaa uu xusay in ujeeddada laga leeyahay arrintan ay tahay in si fudud lagu helo adeegyada caafimaad.
Tani ayaa qayb ka ah dhaqangelinta Barnaamijka caafimaadka guud ee UHC.
Shakhsiyaadka ay dowladda dhexe qorshahan ku bartilmaameedsanaysa waxaa ka mid ah naafada , carruurta nugul, agoomaha , waayeellada , hooyooyinka laga geeriyooday ee keligood ubadka koriya iyo aabayaasha daryeela carruurta rajada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments