Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Booliiska Kasarani oo qabtay in ka badan 200 oo taleefoon oo la...

Booliiska Kasarani oo qabtay in ka badan 200 oo taleefoon oo la xaday

Laamaha ammaanka ee deegaanka Kasarani ee ismaamulka Nairobi ayaa dib u soo helay in ka badan 200 oo ah taleefoonnada gacanta oo la xaday.
Waxay sidoo kale saraakiishu xireen nin ay ku sheegeen inuu yahay tuhmanaha ugu muhiimsan ee falkan.
Eedeysanaha ayaa lagu magacaabaa Antony Orlando waxaana loo yaqaanaa Engineer Bobby.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in markii la qabtay ka dib uu ciidamada booliiska geeyay meel uu ku xaseeyay taleefoonnada la soo xaday.
Arrintan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay taliye ku xigeenka booliiska ee deegaanka Kasarani Anthony Mbogo oo sidoo kale sheegay in la xiray 12 qof oo dheeraad ah oo dadka dhac u gaysanayay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments