DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo lagu boorriyay inay geedo beeraan

0
237

Wasiirka wasaaradda arrimaha deegaanka , tamarta iyo la tacaalidda isbeddelka cimillada ee ismaamulka Wajeer Khaliif Cabdi ayaa dadweynaha ku nool dowlad deegaankaasi ku boorriyay inay geedo badan abuuraan.
Tani ayuu xusay inay wax wayn ka qaban doonto saameynta isbeddelka cimillada.
Baaqan ayuu jeediyay xilli uu booqday goob geedaha lagu abuuro oo ku taalla Garissa.

Dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer ayaa qorsheynaysa inay abuurto 15 milyan oo geedo ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here