Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ballan qaaday in uu dib u soo nooleynayo dhaqaalaha...

DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ballan qaaday in uu dib u soo nooleynayo dhaqaalaha gobolka Xeebta

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka hadlay qorshayaashiisa horumarineed ee ku aaddan gobolka Xeebta ee wadanka.
Xilli uu shalay ku sugnaa ismaamulka Kilifi ayuu ballanqaaday in uu wax ka qaban doono arrimaha dhulka, islamarkaana uu soo nooleyn doono dhaqaalaha gobolka Xeebta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments