Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mombasa iyo xildhibaanka Nyali oo ku heshiiyay u adeegidda shacabka

DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mombasa iyo xildhibaanka Nyali oo ku heshiiyay u adeegidda shacabka

Barasaabka ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee ODM iyo mudanaha deegaan baarlamaaneedka Nyali ee ismaamulkaasi Maxamad Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga madaxweynaha ee UDA ayaa ku heshiiyay inay dhinac iskaga dhigaan kala duwanaanshahooda siyaasadeed oo ay ka wada shaqeeyaan arrimaha horumarka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments