DHAGEYSO:Qoys aan cabashadooda baahinay oo loo gurmaday

0
647

Waxaa laga soo jawaabay codsiga qoys Soomaaliyeed oo maalmo ka hor cabashadooda aan halkan ka baahinay islamarkaana muxsiniinta Soomaaliyed ay gurmad u fidiyeen
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.