Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo Kilifi ka billowday iibsashada xoolaha

Dowladda oo Kilifi ka billowday iibsashada xoolaha

Dowladda dhexe oo kaashanaysa hay’adda laanqayrta cas ee dalka iyo ismaamulka Kilifi ayaa daahfurtay qorsho ay ku iibsanaysa xoolaha lagu dhaqdo meelaha ay sida wayn u saameysay abaarta.
Waxaa la bartilmaameedsanaya in la qalo ilaa 500 oo neef si hilibka loo gaarsiiyo qoysaska liita.
Waxaa barnaamijkan si rasmi ah u furay guddoomiyaha ismaamulka Kilifi Gideon Mung’aro.
Waxaa barbar socda gargaar cunno oo loo fidinaya 150,000 oo ka mid ah shacabka Kilifi.
Xoolaha ay dowladda iibsanaysa ayaa ka mid ah falcelinta ka dhanka ah abaarta saameysay 4.3 milyan oo kenyaan ah kuwaasoo ku nool 29 ismaamul.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments