Dhallinyarada ayaa inta badan cabasho ka muujiyo in ay shaqo la’aan haysato waxaase dhanka kale jiro ganacsato ay qaar ka mid ah ay da’yar yihiin.
Haddaba waa maxay sababaha keenaya shaqo la’aanta dhallinyarada maxaana xal u ah.
Yuusuf Muxumad Cali Gaas ayaa warbixintan ka diyaariyay xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi.