Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mombasa oo daahfuray suuqa xaraashka ee caleenta shaaha By star - November 6, 2022 0 238 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa daahfuray suuqa xaraashka ee caleenta shaaha, si dhaqaalaha ka soo xarooda loogu taageero dadka ay abaartu saameysay ee wadanka. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/11/Bootaan-Mombasa-2.mp3