DHAGEYSO:50 iyo dhowr sano jir wax baranaya oo baaq u diray waalidiinta

0
362

Aadan Muxumad Cumar oo loo yaqaano Aadan Gaab oo ah waalid dhiganaya dugsiga sare ayaa waalidiinta soomaaliyeed ugu baaqay inay si dhow ula socdaan waxbarashada carruurtooda.
Waxaa uu ku boorriyay inay aqoon diimeed iyo mid maadi ahba helaan si ay u anfacdo.
Sidoo kale waxaa uu waalidiinta kula taliyay inay ku biiraan oo ay wax ka bartaan xarumo loogu tala galay sare u qaadidda aqoonta dadka waawayn.