DHAGEYSO:Dowladda oo laga codsaday inay meel ku sheegto dad la waayay

0
362

Qaar ka mid ah qoysaska magaalada Mombasa ee sanado ka hor waayay dadkooda oo ay tuhmayaan in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen ayaa baaq u diray dowladda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya