Nin dhallinyaro ah oo loo xiray dilka haweeney 83 sano jir ah

0
340

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay 20 sano jir lagu magacaabo lala xiriirinaya dilka haweeney da’deedu ay ahayd 83 sano.
Waxaa eedeysanaha qabtay ciidamada ammaanka ee ismaamulka Murang’a.
Meydka Pauline Wanjiku ayaa 24-kii bishii hore laga dhex helay gurigeeda oo ku yaalla tuulada Nguruwei-ni.