DHAGEYSO:Xarun lagu xannaaneeyo agoonta oo caawimaad codsanaysa

0
766

Maamulka iyo walidiinta xarunta agoonta ee Al-Raxma ee magaalada Garissa ayaa sheegay in ay la soo darseen culeysyo dhaqaale waxayna muslimiinta ka codsadeen inay garab istaagaan xaruntan oo qaab lacag la’aan ah carruurta wax loogu baro .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray magaalada Garissa.

Si wax loo taarto xarunta agoomaha ee Al-Raxma waxaa lagala xiriiri karaa 0713002418