Iyadoo maalinka Talaadada uu guddi loo xilsaaray dib u eegista manhajka waxbarashada ee CBC uu billaabayo kulamo uu la yeelanaya dadweynaha ayay qaar ka mid ah waalidiinta iyo culimada ismaamulka Mombasa walaac ka muujinayaan nidaamkan.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya




