EACC oo la wareegeysa dhul laga dhacay garoonka diyaaradaha ee Moi

0
224

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa maxkamadda codsi u gudbiyay.
Waxaa uu doonaya in loo oggolaado inuu dib ula wareego dhul si sharci darro ah looga qaatay garoonka caalamiga ee diyaaradaha ee Moi International Airport ee ismaamulka Mombasa.
Dhulkan ayaa qiimihiisa lagu sheegay 2.4 bilyan oo shilin.