DHAGEYSO:Shir ka dhan ah isticmaalka daroogada oo ka dhacay Garissa

0
354

Waxaa magaalada Garissa lagu qabtay kulan ay soo qaban qaabiyeen urur dhallinyaro ah oo da’yarta looga wacyigelinayay isticmaalka maandooriyaha.
Shirkan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay culimo iyadoo dowladda loogu baaqay inay garab siiso barnaamijka ka dhanka ah adeegsiga daroogada ee ismaamulka Garissa.
Qaar ka mid ah dhallinyarada shirka qabtay ayaa u warramay warbaahinta Star.