Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo soo jeediyay in deyn cafin loo sameeyo gaadiidka dadweynaha By star - October 16, 2022 0 302 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waaxda maaliyadda Ismaamulka Mombasa ayaa la filayaa inay labo toddobaad gudahooda ku meel mariso dayn cafin la xiriirta gaadiidka dadwaynaha oo uu soo jeediyay barasaabka dowlad deegaankaasi. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/10/Bootaan-Mombasa-4.mp3