DHAGEYSO:Warbixin:Gabadh nambarka 8-aad ka gashay tartan quraan oo caalami ah

0
597

Muniira Cabdifataax Cabdi oo guul ka soo hooysay tar-tankii Quraanka ee caalamiga ahaa kaasoo lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka isu tagga imaaraadka Carabta ayaa ka warrantay heerarka ay soo martay iyo dareenkeeda.
Maxamad Cali Madoobe ayaa warbixintan ku eegaya