Qaar ka mid ah shacabka ku nool xaafadda Shauri Moyo ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi ayaa ka mudaaharaaday in xoog looga saaray guryihi ay deganaayeen.
Waxaa ay sheegeen in arrinkan aan lagu wargelin.
Barasaabka dowlad deegaanka Nairobi Johnson Sakaja ayay ugu baaqeen inuu arrinkan soo farageliyo islamarkaana uu wax ka qabto.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Shauri Moyo ee Nairobi oo ka mudaaharaaday in xoog looga...