DHAGEYSO:Gabadh soomaaliyeed oo muddo 8 bilood dhuuteeda cunto aysan marin oo caawimaad u baahan

0
429

Deeqo Nuur Cali waa gabadh Soomaaliyeed oo xanuunsan muddo 2 sano iyo 8 bilood, dhunteeda cunto maysan marin waxaa xirin cunaha beeb ayaa caloosha laga galiyay oo lagu quudiyaa.
Waxaa loo sheegay in wax laga qaban karo xanuunkeeda, Kansarna ma ahan, waa xanuun fudud oo qalliin dibadeed u baahan.
Deeqo ayaa dhammaan muslimiinta soomaaliyeed ka codsaneysa in ay soo caawiyaan.
Waxaa ay ku nooshahay xerada qaxootiga ee Dhagaxleey oo ka mid ah xeryaha Dadaab.
Maxamad Baaruud Xuseen oo booqday ayaa warbixintan ka diyaariyay

Si loo caawiyo Deeqo Nuur Cali, waxaa lagala xiriiri karaa nambarkeeda +254719524782 ama aabaheed Nuur Cali Wayrax +254726466725