DHAGEYSO:Garissa:Aabbe uu wiil ka xanuunsan yahay oo caawimaad codsaday

0
302

Aabbe lagu magacaabo Macallin Xasan Yussuf Maxamuud oo uu wiil yar uga xanuunsan yahay magaalada Garissa ayaa kaalmo waydiisanaya dadka muslimiinta ah.
Waxaa uu doonaya in garab lagu siiyo sidii wiilkiisa uu daryeel caafimaad uga heli lahaa isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi maadaama uunan dhaqaale ahaan awoodin inuu halkan u soo qaado.
Sidoo kale qaar ka mid ah ehelkiisa ayaa ka hadlay xanuunka wiilka iyagoo baaq diray.

Si macallin Xasan oo uu wiilka ka xanuunsan yahay loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0722246080.