Safaricom oo laga hirgelinaya Itoobiya

0
475

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa lagu wadaa inuu galabta ka qayb galo munaasabad si rasmi ah lagu hirgelinaya qaybta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ee dalka Itoobiya.
Waxaa sidoo kale madashan lagu casuumay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmad.
Munaasabadda oo billaaban doonto abaare 4:30 galabnimo ayaa ka dhici doonto magaalada Addis Ababa.