Kenya oo sheegtay inay qaramada midoobay kala shaqeynaysa isbeddelka cimillada

0
248

Dowladda dhexe ayaa sheegtay inay ka go’an tahay sidii ay qaramada midoobay garab ugu siin lahayd la tacaalidda saameynta isbeddelka ku yimaada cimillada.
Tani ayaa timid ka dib markii madaxweynaha wadanka William Ruto uu kulan la yeeshay ku xigeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay Amina J. Maxamad.
Waxay sidoo kale ku heshiiyeen inay sare u qaadaan wada shaqeyntooda dhanka amniga iyo nabadgalyada gobolka.
Hoggaamiyaha dalka ayaa qoraal ku sheegay in tani ay tahay fursad ay ku horumarayso beesha caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here