DHAGEYSO:Laba canug oo isla dhashay oo meydadkooda laga helay ismaamulka Trans Nzoia

0
273

Wiil 8 sano jir ah iyo walaashiis oo 4 sano jir ah kuwaas oo la waayay 1-dii bishan xilli ay ku sugnaayeen tuulada Mitua ee ismaamulka Trans Nzoia, ayaa meydadkooda laga helay meel u dhow webi.
Laamaha ammaanka iyo dadka deegaanka ayaa ka hadlay dhacdadan.
Booliska ayaa shacabka ka codsaday in haddii ay xog ka hayaan dilka labadaasi canug ay ku soo wargeliyaan laamaha ammaanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here