Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dowladda Ruushka oo dacwad ka gudbisay shirkado ay Facebook ka mid tahay

Dowladda Ruushka oo dacwad ka gudbisay shirkado ay Facebook ka mid tahay

Wakaaladda wararka ee Interfax ayaa ku warramaysa in dowladda Ruushka ay gudbisay dacwad ka dhan ah shirkadaha Google, Facebook, Tiktok , Telegram iyo Twitter.
Waxay barahan ku eedeysay in aynan tirtirin macluumaad carruurta lagu boorinaya in ay ka qayb galaan dibadbaxyo lagu sheegay sharci darro .
Kiiska ayaa loo bandhigay maxkamad ku taalla magaalada Moscow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments