Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in golaha wasiirrada ay meel marin doonaan xeer...

DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in golaha wasiirrada ay meel marin doonaan xeer ku saabsan soo saaridda suufka

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in golaha wasiirrada ay meel marin doonaan xeer ku saabsan soo saaridda suufka isagoo sidoo kale soo hadal qaaday qiimaha la dhimay ee bacriminta.

William Ruto ayaa dhanka kale faahfaahin ka bixiyay ujeeddada laga leeyahay guddi uu u magacaabay inuu eego manhajka waxbarashada ee CBC si loo fududeeyo culeys ay waalidiinta ka cabanayaan.

Hoggaamiyaha dalka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo dhammaan madaxda laga soo doortay Homa Bay iyo qaybaha kale ee wadanka si loo sameeyo kobac dhaqaale isagoo xaqiijiyay inuu si ay xushmad ku dheehan tahay ula macaamili doono madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments