Guddiga EACC oo adeegyadiisa ka dhigaya kuwo dijitaal ah

0
310

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa sheegay inuu adeegyadiisa u fidin doono qaab dijitaal ah.
Arrintan ayaa lagu shaaciyay qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee Twitter-ka guddiga.
EACC ayaa laga soo xigtay in dadweynaha ay adeegsan doonaan barta AdiliOnline si ay u gudbiyaan warbixinnada musuqmaasuqa.
Sidoo kale adigoo bartan isticmaalaya ayaad codsan kartaa akoon bangiyadeed oo aad ku yeelanaysa dalka dibadiisa iyo shahaadada hufnaanta ee EACC.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here