DHAGEYSO:Gabadh ardayad ah oo is dishay ka dib markii uu macalinkeeda ku amray inay timaha iska soo xiirto

0
306

Qoys ku nool ismaamulka Nakuru ayaa la soo daristay murugo ka dib markii ay gabadhdooda oo 16 sano jir ah ay is dishay.
Shamamcy Wanjiru, oo ahayd ardayad dhigata fasalka 3-aad ee dugsiga sare ee Langalanga, ayaa la sheegay in ay isku dishay guriga qoyskeeda oo ku yaalla aaga Kaloleni ee ismaamulka Nakuru.
Qoyska ayaa ay sheegay in sababta ay isku dishay gabadhooda ay ahayd markii uu macalinkeeda ku amray inay timaha iska soo xiirta, iyadoo ay taasi qoyskeeda ku taagereen.
Hasa ahaate gabadha oo taasi ka carootay ayay ugu dambeyn iska takhalustay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here