Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo ku baaqay in Axadda roobdoon la sameeyo By star - September 28, 2022 0 365 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Golaha culimada iyo ducaadda ismaamulka Wajeer ayaa bulshada kula taliyay inay saddex maalmood soomaan oo ayna Axadda soo socoto Alle bari roobdoon ah sameeyaan si looga gudbo saameynta abaarta. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/09/Culimada-Wajeer.mp3