DHAGEYSO:Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa carruur ku dhimatay dab saameeyay guri ku yaalla Mombasa

0
348

Dab qabsaday mid ka mid ah guriyaha magaalada Mombasa ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen labo carruur oo soomaali ah .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.