Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa dhawaan magacaabay golihiisa wasiirrada.
Waxaa uu xilka madaxa golaha wasiirrada u magacaabay Musalia Mudavadi.
1.Wasiirka difaaca-Aadan Barre Ducaale.
2.Wasiirka beeraha- Mithika Linturi
3.Wasiirka waxbarashada- Ezekiel Machogu
4.Wasiirka caafimaadka- Susan Nakumicha Wafula
5.Wasiirka arrimaha gudaha- Prof. Abraham Kithure Kindiki
6. Wasiirka adeegga dadweynaha- Aisha Jumwa.
7.Wasiirka gaadiidka- Kipchumba Murkomen
8.Wasiirka dalxiiska- Peninah Malonza
9.Wasiirka isgaarsiinta- Eliud Owalo
10.Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbaha -Dr. Alfred Mutua.
11-Wasiirka shaqaalaha- Florence Bore
12.Wasiirka biyaha- Alice Muthoni Wahome
13-Wasiirka ganacsiga- Moses Kuria
14.Wasiirka Maaliyada-Njuguna ndung’u
15.Wasiirka bariga Afrika-Rebecca Miano
16.Wasiirka deegaanka-Roselinda Soipan Tuya
17.Wasiirka dhulalka-Zachariah Mwangi Njeru
18.Wasiirka tamarta-Davis Chirchir
19.Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha-Ababu Namwamba
20.Wasiirka iskaashatada-Simon Chelugui
21.Wasiirka macdanta-Salim Mvurya
Waxaa uu sidoo kale magacaabay la taliyeyaal.
La taliyaha dhanka xuquuqda dumarka – Hariet Chigai
La taliyaha dhanka amniga qaran– Monica Juma




