Dibadbax lagu taageerayo amar 10 cisho ka hor ka soo baxay madaxweynaha dalka William Ruto kaas oo ahaa in howlaha dekadda Mombasa ee qayb ka mid ah loo wareejiyay Naivasha halkaasi dib loogu celin doono.
Bannaanbaxa ayaa ka dhacay magaalada Mombasa, sida uu ku soo warramaya wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dibadbax lagu taageerayo soo celinta howlaha dekadda oo ka dhacay Mombasa