Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hooyo soomaaliyeed oo masayr dartiis canugeeda biyo ku dhex hilmaantay

DHAGEYSO:Hooyo soomaaliyeed oo masayr dartiis canugeeda biyo ku dhex hilmaantay

Mid ka mid ah hooyooyinka ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa warbaahinta Star la wadaagtay dhibaatooyinka ay kala kulantay masayrka oo ay ka mid tahay inay soo martay xilli ay canugeeda ku dhex hilmaantay biyo ay doonaysay inay ugu qubeyso ilaa uu ka biyo dhargay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments