Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Azimio oo sheegtay inaysan dowlaada shaqa ka dooneyn

Azimio oo sheegtay inaysan dowlaada shaqa ka dooneyn

Hoggaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka kana mid ah mas’uuliyiinta sare ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya ayaa ka jawaabay hadal maalin ka hor ka soo yeeray madaxweynaha dalka William Ruto oo ahaa in mucaaradka aysan qayb ka noqon doonin xukuumadda uu soo dhisi doono, taa beddelkeedana ay qadan doonaan doorkooda mucaaradnimo ee ah in dowladda lagula xisaabtamo howlaha ay qabaneyso.
Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay mucaarad la xisaabtama dowladda dhexe.
Kalonzo oo u jawaabaya madaxweynaha dalka ayaa sheegay inaynan daneyneen ka mid noqoshada waaxyaha fulinta ee dalka beddelkeedana ay qabsan doonaan doorkooda ku aadan la xisaabtanka dowladda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments