DHAGEYSO:Barasaabyada oo lagu wado inay guddoomiye doortaan

0
370

Waxaa ismaamulka Mombasa maalinkii labaad ka socdo kulan ay halkaasi ku yeelanayaan barasaabyada iyo ku xigeennada la doortay 9-kii bishii hore.
Waxaa la filaya in shirka ka dib ay doortaan hoggaanka golaha barasaabyada dowlad deegaannada ee CoG.
Barasaabka ismaamulka Kirinyaga Anne Waiguru iyo dhigeeda Kajiado Joseph Ole Lenku ayaa tartan ugu jiro xilka guddoomiyaha golaha CoG.
Waxaa arrintan ka hadlay guddoomiyaha ismaamulka Tharaka Nithi Onesmus Muthomi Njuki