DHAGEYSO:In ka badan 50,000 oo qoys oo gaajo ku wajahaya Meru

0
296

Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo ismaamulka Meru Fredrick Ndunga ayaa sheegay in ugu yaraan 50,000 oo qoys oo ku kala nool 6-da deegaan baarlamaneed ee Meru ay u baahan yihiin gargaaro cunno.
Waxaa uu dhibaatadan u aaneeyay saameynta abaarta oo sababtay in ardayda qaar ay dugsiyada iskaga baxaan.