DHAGEYSO:Kenyaanka oo ka hadlay waxyaabaha ay ka rajeynayaan maamulka Ruto

0
347

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool gudaha wadanka ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan waxyaabaha ay rajeynayaan inuu diiradda saaro maamulka cusub ee William Ruto iyo ku xigeenkiisa Rigathi Gachagua ee maanta la wareegay talada dalka.
Waxay doonayaan in Ruto uu ka dhabeeyo ballanqaadkiisi ahaa inuu hoos u dhigi doono qiimaha waxyaabaha laga soo saaro galleyda sida burka iyo booshada.