DHAGEYSO:Kenya iyo Soomaaliya oo ka wada hadlaya arrimaha qaadka

0
286

Dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa toddobaadkan ka wada arrinsan doono ganacsiga la xiriira qaadka.
Madaxweynaha la doortay William Ruto ayaa sheegay in isbuucan uu dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud dalka soo gaari doono.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in arrimaha u qorsheysan inay ka wada hadlaan ay ka mid tahay xoojinta ganacsiga qaadka laga soo saaro ismaamulka Meru.