Uhuru Kenyatta oo aan u hambalyeyn Ruto

0
252

Madaxweynaha la doortay William Ruto oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta CNN ayaa sheegay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uunan ugu hambalyeyn guushii uu ka soo hooyay doorashadii madaxtinnimo ee ay 5-tii bishan ayidday maxkamadda ugu sarreysa wadanka.
Waxaa uu Ruto hoosta ka xarriiqay in Uhuru Kenyatta uu yahay qof wayn oo xor u ah go’aankiisa.
Waxaa uu intaasi ku daray in madaxweyne Kenyatta uunan ku farxin in tartanka loogaga adkaaday Raila Odinga oo ahaa musharraxii uu taageerayay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here